Loading...

Emraan Hashmi oo diiday mid kamid ah Atariishooyinka India inuu baashiyo iyo waxyaabo kale ku sameeyo

Tani waa Arin cajiib ah, Emraan Hashmi oo caan ku ah inuu Atariishooyinka India dareen badan ku dhaliyo marka uu filimada la jilayo sida baashida dheer ayaa diiday mid kamid ah Aktarada Bollywoodka ugu qurxan uguna soo jiidashada badan inuu la keeno filim jaceyl ah.

Emraan Hashmi ayaan rabin in gabadhan uu ku sameeyo sida Atariishooyinka kale ee uu gid gidiyo maxaa yeelay Abtigiis ayaa dhalay.

Alia Bhatt waa gabar hada Bollywoodka gil gileysa Aktar walibana waa uu rabaa inuu filim jaceyl  la keeno hayeeshee Emraan oo soo wada haatan filimka kabtan Mohammad Azharuddin ee Azhar ayaan rabin.

alia-story_647_060315033653

Isagoo ka hadlayay inuu filim la keeno Alia Bhatt waxaa uu yiri.

“kaliya waan la keeni karaa filim aan ku jilayo walaalkeed balse waxyaabaha kale jiro ayey igu ridayaan,mala sameyn karo filim jaceyl ina abtigey,mana u maleeyo qof kale inuu sidaas sameyn lahaa ayuu yiri.

Emraan  ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay Alia guusha ay soo hoysay mudo yar ay Filimada Bollywoodka ku jirto.
News 3829250150237253457

Post a Comment

emo-but-icon

Home item

ADS

Popular Posts

Random Posts

Flickr Photo