Loading...

Aamir Khan oo saadaal ka bixiyay Filimka Dil Dhadakne Do ee dhawaan soo baxaya Hit ama Flop waxa uu noqon karo

Aamir Khan iyo Anushka Sharma oo dhawaan Filimkooda PK uu guul weyn ka soo hooyay wadanka China ayaa sadaal ka bixiyay filimka qoyska ee Dil Dhadakne Do oo ay ku jirto Anushka Sharma waxaa uu noqon karo.

Shir jaraa’id ayuu kaga jawaabay filimka uu horboodayo  Anil Kapoor ee Dil Dhadakne Do.

Aamir Khan ayaa sheegay inuu la dhacay sheekada Filimka,hadalada,jiliinka waxaana uu filimkan noqonayaa ayuu yiri Super Hit’.
News 7708526206153321298

Post a Comment

emo-but-icon

Home item

ADS

Popular Posts

Random Posts

Flickr Photo