Loading...

Muuqaalkii labaad hees Filimka All Is Well ee Rishi Kapoor iyo Abhishek Bachchan oo la soo saaray





Muuqaalkii labaad ee hees ayaan maanta idinkaga soo gudbineynaa Filimka All Is Well oo 
ay wadaan Rishi Kapoor iyo Abhishek Bachchan.
Heeskii koowaad ee aan horay idinkugu soo gudbinay  ayaa ahaa mid Aktarada Filimka jilaya oo dhan ay qaadeen laakiin heeskan waa uu ka duwan yahay.
Waa hees jaceyl oo lagu magacaabo Baaton ko teri hum bhula na sake, hoke juda hum na juda ho sakey waxaa qaadaya Abhishek Bachchan iyo Asin oo ku jilaya labo is jecel.
Filimka All Is Well’ ayaa soo baxaya 21-ka bisha August


News 8494004187786076689

Post a Comment

emo-but-icon

Home item

ADS

Popular Posts

Random Posts

Flickr Photo