Loading...

Guriga Shah Rukh Khan oo lagu ciyaaray iyo Aktarka oo ka cooraday,Sheeko Xiiso leh+sawiro






Shah Rukh Khan oo ku sugan Dalka Bulgeria ayaa dacwo ka ah dowlada India kadib markii gurigiisa uu jeclaa rinjo lagu dhoodhoobay ama la mariyay.
Bulgeria waxaa uu Aktarka u joogaa Filimka Dilwale oo uu kula duubayo halkaas Kajol.
Laakiin marka uu ka tagay gurigiisa India ku yaala ayaa waxaa lagu sawiray kaloro badan,jaale,buluug iyo kuwa kale waxaana lagu qoray fariin ah”waan ku jeclahay SRK.
Sidoo kale darbiga waxaa lagu qoray magaca Gaurav oo ah ninka taageeraha u ah Shah Rukh Khan ee darbiga rinjiga mariyay.
Shah Rukh Khan ayaa si caro leh bartiisa ugu soo jawaabay waxaana uu sheegay inaadan gurigeeda ka tagi Karin maalin hadii kale lagu ciyaarayo.
SRK ma fiirin jaceylka waalida ee taageeraha kaliya waxaa u darnaa gurigiisa.

DAAWO SAWIRADA.



News 7740656912121234677

Post a Comment

emo-but-icon

Home item

ADS

Popular Posts

Random Posts

Flickr Photo