Loading...

Shraddha Kapoor oo u mahad celisay Aabaheed Shakti Kapoor


Aktarada Bollywoodka Shraddha Kapoor ayaa sheegtay in Aabaheed Shakti Kapoor uu ku dhiira geliyay filimka daansiga ay soo wado ee ABCD .
26 jirtan ayaa la wada filimkan Aktarka Varun Dhawan iyo Prabhudheva oo ay soomaalida u garanayaan boqorka.
Waxaa ay sheegtay Aabaheed inuu ku waaniyay marka ay duubista filimkan daansiga jileysay iney tamar badan lahaato taas oo kaabeysa qoob ciyaarkeeda.
Aktarada ayaa sidoo kale sheegtay iney aad ugu faraxsan tahay in markii ugu horeysay filim daansi ay keento.




News 5404288540147179646

Post a Comment

emo-but-icon

Home item

ADS

Popular Posts

Random Posts

Flickr Photo