Loading...

Xilliga rasmiga ah oo uu soo baxayo filimka ay wadaan Kangana Ranaut iyo Sunny Deol oo la shaaciyey

Filimka I Love NY ee ay wadaan aktarrada Kangana Ranaut iyo Sunny Deol ayaa la caaciyey in la sii dayn doono 03 bisha July ee soo aaddan sanadkan 2015.

Waxaa filimakan soo saare iyo director ka kala ah Radhika Rao iyo Vinay Sapru, iyadoo filimka I Love NY uu yahay filim xambaarsan maad iyo jacayl.

Waxay noqoneysaa markii ugu horreysay oo ay filim wada keenaan aktarrada Kangana Ranaut iyo Sunny Deol, haddii ay dhacdo in la sii daayo filimkan ay wadaan ee  I Love NY.wuxuu noqonya mid aad loo xiiseeyo kadib guushii Kangana Ranaut
News 3455222366575660021

Post a Comment

emo-but-icon

Home item

ADS

Popular Posts

Random Posts

Flickr Photo