Loading...

Waa Kuwee Filimada Maalintooda Labaad Lacagaha Ugu Badan Boxoffice-ka Kasoo Xareeyeen

Varun Dhawan ayaa hogaanka sanadkan la wareegay hadii uu maalinka kowaad filimkiisa ABCD 2 lacagaha ugu badan sanadkan keenay sidoo kalena maalinta labaad lacagaha ugu badan isla ABCD 2 ayaa soo xareeyay.
Sidaa darteed wiilkan dhalinta yar haatan waa lagu dhiiran karaa in lagu tilmaamo xidig lagu tashan karo sidoo kalena mustaqbal aad u wanaagsna fanka ku leh.
Filimka ABCD 2 maalintiisa labaad wuxuu keenay 14.5 Crore waana lacagaha ugu badan ee filim maalintiisa labaad asigoo tiyaatarada ku cusub uu keeno sanadkan 2015!
Fadlan hoos kaga bogo filimada lacagaha ugu badan maalintooda labaad Boxoffice-ka kasoo xareeyeen ayagoo ku cusub tiyaatarada:
ABCD 2 – 14.50 crore
Tanu Weds Manu Returns – 12.86 crore
 Dil Dhadakne Do – 12.23 crore
Gabbar Is Back – 10.98 crore




News 3195620454088328748

Post a Comment

emo-but-icon

Home item

ADS

Popular Posts

Random Posts

Flickr Photo