Loading...

Filimka uu wado Amitabh Bachchan oo la sheegay xiliga la sii deyn doono




Wazir waxa lasii deynayaa October 2, 2015.  filimkaan ayaa  waxaa

j

iliyaal ka ah Amitabh Bachchan, Aditi Rao Hydari, iyo Farhan Akhtar.

 

Filimkaan ayaa waxuu noqon doonaa super hit sida uu sheegay Amitbh

 

Bachchan iyo waxu kalo yiri  uu sii racsiyay hadalkiisa in uu u yara

 

egyahay filimkii  la sii dayay 19ka September 2014 ee ahaa PK ey

wadeen Amir Khan iyo Anushka Sharma. 

Filimkii xiisaha lahay Wazir oo so baxaayo October 2, 2015.



News 3203302579381574746

Post a Comment

emo-but-icon

Home item

ADS

Popular Posts

Random Posts

Flickr Photo